Marwo Suhuur Xasan Abiib Oo Ugu Baaqday Xukuumadda Madaxweyne Biixi Inay Xayiraada Ka Qaado Shabakada Wararka Hadhwanaagnews.
October 11, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Hayaannews):
Marwo Suhuur Xasan Abiib ayaa Xukuumadda Madaxweyne Biixi ugu baaqday inay
xayiraada ka qaado Shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews, isla markaana
waxay ka hadashay arrimo kale oo baddan.