Fanaaniinta Reer Ingiriis Oo Si Wada-jira U Soo Saaray Hees Cusub Cajiiba DAAWASHO-WACAN

London(Hayaannews) Fanaaniinta Soomaalida ee dalka Ingiriiska ayaa si wada-jira u soo saaray Hees Wacyigelina oo la yidhaahdo “Mindiyaha Dhiga”, Heestaas oo fanaan kasta bayd qaadayo, isla markaana si qiireysan ugu luuqeynayo.

Heestan Wacyigelinta ayaa shabakada wararka ee Hayaannews waxay u soo gudbinaysaa macaamiisheeda sharafta leh ee Halkan hoose ka DAAWO