NEWS Hoggaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga oo ka hadlay Madaxbannaanida Somaliland DAAWA-SHO WACAN By admin - December 15, 2020 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Kenya(Hayaannews): Hoggaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga oo ka hadlay Madaxbannaanida Somaliland, kadib arkii uu maanta kulan la yeeshay Weftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi