Nuxurka Fariinta Hay’da Shaqaalaha Dawlada Somaliland Ee Xuska 30-Guurada 18-ka MAY

Hargeysa (Hayaannews) Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland, mudane Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay inay shaqaalaha dawladu shaqada fasax ka noqon doonaan maalmaha salaalasada iyo arbacada munaasibada xuska sannad guuraddaa 30’aad ee 18-ka May awgeed.

Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed u uku saxeexan-yahay Guddoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo nuqul ka mid ah ay Heshay Shabakada #Hayaannews waxaanu dhignaa sidan:

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net  loo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com