“Reer #SOOL Waxaan Leeyahay wax Nabad Ka Qiimo Badani ma jirto” Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jowhar DAAWASHO-WACAN

“Qof Aan gobolkiina ka soo jeedin yaanu taladiina idinla wadaagin”

Hargeysa(Hayaannews): Sheekkul-Baladka Gobolka AWDAL Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali JOWHAR ayaa ugu baaqay dadweynaha reer LAASCAANOOD cid aan gobolkooda ka soo jeedin in aanay taladooda la wadaagin.

“Reer Sool Waxaan Leeyahay wax Nabad Ka Qiimo Badani ma jirto” Ayuu ydhi Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jowhar, isaga oo hadalkiisa sii watana waa uu yidhi“Qof Aan gobolkiina ka soo jeedin yaanu taladiina idinla wadaagin”

HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADII SH. CABDILAAHI SH. CALI JAWHAR

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

#Mustafe_Janaale

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com