SOMALILAND: Guddida Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Gebogebada Ololaha Doorashooyinka, Fariina U Diray Xisbiyada Iyo Taageerayaashooda.

Hargeysa(Hayaannews): Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shaaciyay in caawa fiidkii la soo gebogabeeyey ololaha doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Deegaanka, kadib markii ay dhamaadeen lixdii cisho ee hore loogu muddeeyey.

Guddida doorashooyinku waxa kale oo ay fariin u direen Xisbiyada qaranka, iyo taageerayaashooda.

Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed ka soo baxay guddida doorashooyinka oo nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Wararka ee Hayaannews,

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

 

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com