Fanaanka Da’ada Yar Farxaan Qaboojiye Oo Ku Luuqeynayaa Heesta DAA’UUS-YAHOW DAAWASHO-WACAN

Hargeysa(Hayaannews): Fanaanka da’ada yar ee codka macaan Farxaan Qaboojire ayaa waxa ku luuqeynayaa Hees magaceeda la yidhaahdo  “DAAUUS-YAHOW”oo uu hore u qaaday Alle ha u naxariiste Muuse Ismaaciil Qallinle

Hadaba, SHabakada Wararka ee Hayaannews ayaa waxay macaamiisheeda xiiseesa Fanka iyo Suugaanta la wadaagaysaa Heesta tan: