“Madaxwaynuhu Wuxuu Yidhaahdaa Labada Xisbi Waa Qabiil Oo Waa Laba Nin Oo GARXAJIS Ah” Siyaasi Ismaaciil-YARE.

Hageysa(Hayaannews): Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan oo ka mida Saraakiisha Sar sar ee Xisbiga WADDANI ayaa waxa uu eedeeyn u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku tilmaamay inuu yidhaahdo madaxweyne Biixi waxa uu yidhaahda labada Xisbi ee UCID iyo WADDANI waa Xisbiyo qabiil oo laba nin oo Garxajisa ayaa hogaaminaya.

Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-YARE) waxa uu eedeeyn u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, waxaanu yidhi“oo sidaad shalay tolaay yaa reer hebel ah, tolaay yaa JEEGAANA ee umaddan aad qabyaalada ku kala dishay mid isku keena,annaga ayaa wadna waana Cabdiraxmaan-Cirro”.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com