Marwo Raxmo Maxamuud Gacal Oo Ku Geeriyootay Magaalada Nairobi

Nairobi(Hayaannews): Alle ha u naxariistee Raxma Maxamuud Gacal oo ahayd Marwada Madaxweynihii hore ee Somalia ali Mahadi Maxamed ayaa maanta ku geeriyooday Magaaada Nairobi ee dalka Kenya

Marwadii 1-aad ee Soomaaliya Raxmo, oo geerideeda ay VOA u xaqiijiyeen qaar ka mid ah eheladeeda ayaa todobaadyadii la soo dhaafay ku xanuunsanaysay magaalada Nairobi, waxaana geerida marxuumad Raxmo imaaneysa 15 maalmood kaddib geeridii seydgeedii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo isna ku geeriyooday magaaladda Nairobi ee dalka Kenya.

#Hayaannews, Office

Nairobi, Kenya